📚BOOK İLA AKHRİ 📚 Telegram channel photo

📚BOOK İLA AKHRİ 📚

@buugilaakhriPublic Channel

Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).

IPLDeutschDeutschland

830

Last views

6.3k (6,289 subscribers)
Members
—
Rating
28
Total Posts
Oct 15, 2026, 2:38 AM
Updated
Apr 8, 2026
Created
Stats

Sie sehen Inhalte auf Deutsch. Um Inhalte in anderen Sprachen zu sehen, ändern Sie die Sprache der Website.

Channel Information

Channel Information
Channel Name📚BOOK İLA AKHRİ 📚
Username@buugilaakhri
CategoryIPL
LanguageDeutsch
CountryDeutschland
Members6,289
Channel TypePublic Channel
Created8. Apr. 2026
Last Updated15. Okt. 2026 • vor 7 Tagen
StatusActive

Ranking

Global Ranking
#125304+393
Language Ranking
#2148+8
Category Ranking
#868+1

Participant Growth

Total: 6.3K30 Days growth: +701.1%
09/1509/2009/2509/3010/0510/1010/14
Participant Growth - 30 Days
DateSubscribers
15:09:20266,219
16:09:20266,219
17:09:20266,232
18:09:20266,232
19:09:20266,232
20:09:20266,232
21:09:20266,232
22:09:20266,232
23:09:20266,232
24:09:20266,232
25:09:20266,232
26:09:20266,232
27:09:20266,232
28:09:20266,232
29:09:20266,232
30:09:20266,232
01:10:20266,232
02:10:20266,232
03:10:20266,232
04:10:20266,232
05:10:20266,232
06:10:20266,232
07:10:20266,232
08:10:20266,232
09:10:20266,232
10:10:20266,232
11:10:20266,232
12:10:20266,232
13:10:20266,232
14:10:20266,289
Participant Growth - Weekly
DateSubscribers
Week of 06:04:20266,219
Week of 13:04:20266,219
Week of 20:04:20266,219
Week of 27:04:20266,243
Week of 04:05:20266,243
Week of 11:05:20266,212
Week of 18:05:20266,212
Week of 25:05:20266,212
Week of 01:06:20266,214
Week of 08:06:20266,214
Week of 15:06:20266,214
Week of 22:06:20266,214
Week of 29:06:20266,229
Week of 06:07:20266,229
Week of 13:07:20266,229
Week of 20:07:20266,229
Week of 27:07:20266,229
Week of 03:08:20266,198
Week of 10:08:20266,198
Week of 17:08:20266,182
Week of 24:08:20266,198
Week of 31:08:20266,198
Week of 07:09:20266,219
Week of 14:09:20266,232
Week of 21:09:20266,232
Week of 28:09:20266,232
Week of 05:10:20266,232
Week of 12:10:20266,289
Participant Growth - Monthly
DateSubscribers
April 20266,243
May 20266,212
June 20266,214
July 20266,229
August 20266,198
September 20266,232
October 20266,289
Participant Growth - Yearly
DateSubscribers
20266,289

Latest Posts

📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

14. Sept. 2026, 02:26

Photo1/2
Cilmiga Neerfaha
W/Q: Abdirahman Abdilahi

Buugu wuxuu si guud uga hadlayaa nidaamka neerfaha ee jirka aadanaha, gaar ahaan sida maskaxda, lafdhabarta iyo neerfaha kale uwada shaqeeyaan si ay u maamulaan dhamaan hawlaha jirka sida fikirka, xusuusta, dareenka, dhaqdhaqaaqa iyo shaqooyinka muhiimka ah sida neefsashada iyo garaaca wadnaha. Wuxuu sharxayaa qaabka uu u dhisan yahay nidaamka neerfaha iyo sida fariimaha dareenka iyo amarada dhaqdhaqaaqa ay ugu kala gudbaan maskaxda iyo jirka intiisa kale.

#kaydbooks #somalibooks
1,800008
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

01. Aug. 2026, 03:38

Photo1/2
Ogeysiis: Gorfeynta Buugaagta & Substack Cusub! 📚✨

Walaalayaal, waxaan u wareegnay Substack cusub oo u gaar ah team-ka Gorfeynta Buugaagta! Hoygan cusub wuxuu u heelan yahay quudinta maskaxda, akhriska, iyo falanqaynta buugaagta. 🧠💡

Maxaan qabanaa?
📖 Akhris iyo Falanqayn.
🗣 Doodo iyo Wada-hadal.
📝 Soo koobidda buugaagta ugu muhiimsan.

Nagu soo Biir (Call for Admins)! 🤝🚀
Waxaan raadinaynaa admin-no firfircoon oo nagu soo biira. Maxaad ka faa'iidaysan?
✅ Waxaad gaari doontaa 13,000+ akhristayaal Soomaaliyeed ah.
✅ Horumarinta xirfadahaaga qoraalka iyo hoggaaminta.
✅ Qayb ka noqoshada isbeddelka aqooneed ee bulshada.

Haddii aad xiisaynayso inaad nagu soo biirto ama aad faa'iidaysato, nala soo xiriir hadda! 🌟


🔗 Nagu soo biir:

http://gorfeynta.substack.com/
http://gorfeynta.substack.com/
http://gorfeynta.substack.com/
2,330006
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

11. Juni 2026, 13:11

Waxaan akhrin doonnaa Bishaan June 2026 Buugga XILKAS Insha'allah.

Akhris Wacan Saaxibyaal.

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ XILKAS
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Abdikariim Osman Jama
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 246

🎙Soo jeedintii:Dhammaan xubnaha naadiga.....
🗓Taariikhda: 07/ JULLY /2026
⏰ Live Wakhtiga: 20:00 P.M ama 8:00 P.M

Fiiro Gaar ah:
Fadlan maalin walba akhri 10 bog, si aad u dhammayso buugga.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
3,1400022
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

10. Juni 2026, 17:35

Photo1/2
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ XILKAS
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Abdikariim Osman Jama
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 246

Buugga ‘"Xilkas" waxa qoray aqoonyahan Cabdikariin Cismaan Jaamac, oo ah khabiir caalamiya oo ku takhasusay kobcinta hoggaaminta, Istaraatijiyadda, iyo Tiknoolajiyadda.
Dhiganuhu waxa uu si xeeldheer uga hadlayaa Hogaaminta fiican iyo sidii qofku hogaamin raadayn leh ugu yeelan lahaa naftiisa iyo bulshadiisaba. waxaa uu Ka hadlayaa sida ay muhiim u tahay in aynu ka fekerno oo aynu caddayno ujeeddada aynu Ka leenahay nolosha.
wuxuu soo bandhigayaa waxay xornimada dhabta ahi tahay iyo sida ay muhiim u tahay in aynu ku baraarugno qiimaha xorriyadda oo ilaashano xorriyadda qofeed.
Dhiganuhu waxaa ka waramayaa Sida arrimaha u kala horeysiin lahayn iyo sida ay u kala mudan yihiin. Buuggu waxuu ka hadlayaa sida qofku naftiisa u baran lahaa oo uu garan lahaa halka ay u xooggan tahay iyo halka ay u jilicsan tahay.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
3,6200011
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

05. Juni 2026, 13:24

Photo1/2
Buugga: Dhacdo ugub ah.
W/Q: Ragdaan Bin Xuseen
W/T: Ayuub Xaaji Axmed.

Buugan waxa uu ka hadlayaa dhacdooyin cajiib ah oo la xiriirta cadaalad darro, fadeexad bulsho iyo xaalado lama filaan ah oo ka dhex abuurma nolol maalmeedka dadka.
Qoraaga ayaa isku dayaya inuu akhristaha tuso sida dhacdooyinkaasi u beddelaan ama saamayn ugu yeeshaan mustaqbalka qofka iyo bulshada uu ku dhex nool yahay. Waxaa sidoo kale la tilmaamaa in sheekadu tahay mid ka buuxda qarsoodi, su’aalo adag iyo xaalado kicisa xiisaha, taas oo akhristaha ku khasbaysa inuu safar dheer ku maro fahamka nolosha, kalsoonida, iyo xaqiiqooyinka qarsoon ee bani’aadamka. Waa buug isbeddel togan ku yeelan doona hab nololeedkaaga.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚

@kaydbooks @SomaliBooks
2,9300013
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

20. Mai 2026, 22:46

Photo
Maadaama Buuggan EAT THAT FROG, uu ka hadlayo culuumta ku saabsan horuminta aadanaha, waxaan idinkaga soo samayn doonnaa qeybo dhageysi ah oo aan ku faafaahinayo buugga. Insha'allah.

​Maadaama aan qarka u saaran nahay sanadka cusub ee 2026, u beddelidda xeerarkan qaab maqal ah (audio) waxay caawin doontaa dad badan oo laga yaabo inay ku adag tahay akhriska ama raba inay xogta si fudud u helaan iyagoo hawlo kale ku jira.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
27,9000010
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

20. Mai 2026, 22:46

⭐️⭐️⭐️ Ogeysiis Gorfeynta Buugaagta! 📚❗️ 

2025- Gorfeynta Guud ee Naadiga Wax Akhriska 🎉 

Allaah baa mahad leh! Bishii September 2023 ayaan aas-aasnay Naadiga Wax Akhriska. Tan iyo markii la bilaabay, waxaan bil walba akhrinnay 2 buug, waxaana gorfeynteenna ka qayb qaatay walaalo qiimo badan. Waa kuwan buugaagta iyo gorfeyaasha: 

---

📅 September 2023: 
1️⃣ Dhacdo iyo 3 Cashar – By Mustaf Hasen 
2️⃣ Salaad baa i dhaaftay – By Muse Abdullahi 

📅 October: 
3️⃣ Fanka Maamulka – By Nasrudiin Muhyidiin 
4️⃣ Geesiyaal Taariikhda Galay – By Iid Sulub 

📅 November: 
5️⃣ Akhris Ayatiin Leh – By Mohamed Bin Abdallah 
6️⃣ Tarbiyaynta Nafta – By Nasrudiin Muhyidiin 

📅 December: 
7️⃣ Habeen Kama Tagin Kuwii Hore – By Osaama Mahamud 
8️⃣ Xakamaynta Waqtiga – By Rayaan Muhyidiin Ibrahim 

📅 January 2024: 
9️⃣ Yaa Qaatay Burcadkaygii – By Hamdi Abdi Abdullahi 
🔟 Ninkii Ugu Hantida Badnaa Baabila – By Maryam Ahmed Habiib 

📅 February: 
1️⃣1️⃣ Awoodda Caqliga Daahsoon – Gorfeeyay: Muse Abdullahi Ahmed 
1️⃣2️⃣ Aabe Hodan ah iyo Aabe Sabool ah – Gorfeysay: Samsam Cawad 

📅 March (Dhawaan): 
- Dhambaalada Qur’aanka – By Abdullahi Abdi 
- Qudus Yaa Iska Leh – By Nimca Cumar 
- Noqo Codkar Isku Kalsoon – By Muse Abdullahi 
- Fanka La Dhaqanka Dadka – By
- Wax Akhrisku Waa Hab Nololeed 
- Wabar (The Prince) 
- 10 Magac: Socdaalka Samada Todobaad – Q1 & Q2 
- The Alchemist – Sheeko faneed (Afsoomaali lagu turjumay) 
- Mucjisada Aroortii (The Miracle Morning) 
- Sirdoon 
- Dabinkii Lacagta 
- Kaalinta Indheergaradka 
- Mashruucii La Dagaalanka Nuurka 

----Sida la isaga joojiyo walwalka loona bilaabo nolol cusub

27----- Fakar oo hodan noqo ( Jan. 2025)

28--Tala seeg

29--wiilwaal, mataan ciideed, ina galaydh iyo qaar kale.

30--Aragtida nimcadaha nacladaysan. By sadiq eenow

31---Fanka la dhaqanka dadka: by Dale carnegie

32-- Maa akhriyo waalidkay by phillipa perry

33--Salaad baa I dhaaftay by Islam Jamaal.

34--Amiina almuft.

35-- Noqo codkar isku kalsoon.

36- 40 maalin safarkaaga cibaadada.

37--Wacaal sugan.

38--Aanadii negeeye

39--Dhambaalkii nabi ayuun cs

40--Xeerarka dabeecadaha aadanaha (the laws of human nature)

41--Eat that frog--December 2025.

⭐️ Powered by: https://t.me/Somalibooks 😊
3,9200010
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

20. Mai 2026, 22:46

Photo
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ EAT THAT FROG!
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ BRIAN TRACY
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠  113

Buuggan waxa qoray qoraa Canadian ah, Brian Tracy, oo ah qoraaga buuggan waa qoraa ku xeeldheer culuumta hormarinta aadanaha, wuxuu qoray in ka badan 70 buug oo badi ku saabsan Culuumta  hormarinta aadanaha. Buuggan "Eat that Frog" wuxuu ku saabsan yahay daaweynta dib udhigashada ama berriyaynta iyo sida qofku Waqtigiisa uga faa'ideysan lahaa. Wuxuu anfacayaa qofwalba oo raba in Waqtigiisa ka faa'ideyso si uu noloshiisa u hormariyo. Qoraagu buugga wuxuuu kusoo bandhigayaa ilaa 21 hab oo qofku ku joojin karo dib u dhigashada Waqtigiisa na uga faa'ideysan karo.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
4,7000027
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

01. Mai 2026, 04:18

Halkan Waxaad Ka helaysaa Buug kasta oo ku qoran Luuqad Enlgish Markaa Fadlan Linking Save gareysta. Mahadsandiin.

#Taariikh
#History
#Somali
#Motivational
#Codsi
#History
#Buuga
#Motivational
#Xeerka
#Language
#MaktabadBooks

https://pdfdrive.webs.nf/
3,500002
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

20. März 2026, 02:51

Photo1/2
Iid Wanaagsan dhammaan akhristayaasha meel kasta aad joogtaan.

Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga waxaan idiinla wadaagayaa  farxad iyo hambalyo, anigoo idiin rajeynaya caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana ka dhigo mid khayr iyo barwaaqo  badan inoo horseeda.

Ciid Mubaarak!
5,3300011
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

18. Feb. 2026, 02:18

Photo1/2
📚Ramadan Kariim Walaalayaal📚

Bishan barakaysan ee Ramadaan waa fursad dahabi ah oo aynu nafteena ku toosinno, qalbiyadeennana ku nadiifinno. Ma aha oo keliya bil cibaado, balse waa jaamacad nafsi ah oo ina baraysa sabar, is-xakamayn,naxariis iyo masuuliyad.

Alle ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan khayrka aynu sameyno. Alle ha inooga yeello bishan mid nabdoon, barako iyo guul ku dhammaata. Aamiin.

   📚 Ramadan Kariim 📚
6,1100020
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

12. Feb. 2026, 12:36

Photo1/2
Waxaan akhrin doonnaa Bishaan Feb iyo March 2026 Buugga SAXARLA'. Insha'allah.

Akhris Wacan Saaxibyaal.

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠SAXARLA!
𝗤𝗼𝗿𝗮: Faarax Maxamuud
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: 466

🎙Soo jeedintii:Dhammaan xubnaha naadiga.....
🗓Taariikhda: 24/ March /2026
⏰ Live Wakhtiga: 20:00 P.M ama 8:00 P.M

Fiiro Gaar ah:
Fadlan maalin walba akhri 12 bog, si aad u dhammayso buugga.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
4,5900024
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

11. Feb. 2026, 03:17

Photo1/2
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ SAXARLA'.
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Faarax Maxamuud
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 466

"Saxarla" waa sheeko-faneed (novel) xiiso leh oo uu qoray Faarax Maxamuud (2014). Buuggan oo ka kooban 466 bog, wuxuu daaha ka qaadaa nolosha carruurta rafaadka iyo rajanimada ku korta,
Sidoo kale Sheekadu Waxay ka warramaysaa caqabadaha nololeed, dareenka, iyo su'aalo maskaxda ku soo laab-laabta oo la xiriira carruurta darbi-jiifka ah ama agoonta ah.

Buugga waxuu soo qaadanayaa qiso dareen leh oo mararka qaarkood ka ilmaysiisa akhristaha. 

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
5,0800018
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

22. Jan. 2026, 15:49

Photo1/2
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Trading in the Zone
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Mark Douglas
Turjume: ➠Abdiwali Moalimuu.
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 199.

Buugga "Trading in the Zone" ee uu qoray Mark Douglas waa mid ka mid ah buugaagta loogu ixtiraamka badanyahay dunida maalgashiga. Haddii aad tahay qof hadda ku cusub suuqyada Forex, Crypto iyo Stock-ga ama aad tahay khabiir muddo kusoo jiray, buuggani waa wehel aadan ka maarmayn.
Douglas wuxuu ku doodayaa in sababta ugu weyn ee dadka badankiisu lacagtooda ugu waayaan suuqa aysan ahayn aqoon la'aan dhanka suuqa ah. Beddelkeeda, fashilku wuxuu ka yimaadaa --Xakamayn la'aanta dareenka Sida cabsida, damaca, iyo kalsoonida xad-dhaafka ah iyo In qofku uusan u diyaarsanayn inuu aqbalo khasaaraha ama uusan lahayn anshax (Discipline).

Buuggu wuxuu kuu dhisayaa maskax adag oo kuu ogolaanaysa inaad suuqa dhex joogto adigoo anshax leh, deggen, oo ugu dambayn gaara faa'iidada aad higsanayso. Waa buug beddelaya sida aad u aragto khatarta (risk) iyo fursadda.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
4,8800026
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

11. Jan. 2026, 15:50

AI Offline- Ma rabtaa inaad AI ku isticmaasho computer-kaaga adigoon internet u baahnayn? 🤫

Waxaan sameeyay cashar dhameystiran oo 9 daqiiqo ah oo ku tusaya sida loo sameeyo! AI inaad isticmaasho Si OFFILINE hadaad tahay arday,macalin ama cilmi baadhe somalia jooga waa ku anfacaysaa inaa ai offline ku hesho

VIDEO-GA WAXAAD KU BARAN DOONTAA:

🚀 Sida loo soo dejiyo LLM Studio
🧠 Sida loo soo dejiyo model-ka DeepSeek
🔌 Sida loo isticmaalo AI adigoo INTERNET-KA XIRAN YAHAY (Live Test!)
⚙️ Sida loo customize gareeyo AI-gaag
a

Dhamaan waa BILAASH oo xogtaada waa AMAAN!

👉 DAAWO VIDEO-GA OO DHAN HALKAN:
[[LINK VIDEO]](https://youtu.be/8lFiRvXu4dE?si=HXUepUQrQQ8XVKAS)

Waa cashar aad u muhiim ah oo kaa caawinaya inaad AI u isticmaasho si xor ah.

#AIOffline #LLMStudio #DeepSeek #FreeAI #Somali #Tutorial
Video Thumbnail
4,650009
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

06. Jan. 2026, 12:06

Photo1/2
Waxaan akhrin doonnaa Bishaan January 2026 Buugga WAXAAN AHAY ADDOONKAAGA! Insha'allah.

Akhris Wacan Saaxibyaal.

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠WAXAAN AHAY ADDOONKAAGA!
𝗤𝗼𝗿𝗮: Cumar Al-Cawda
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: Muxammad Cabdi Faarax
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: 304

🎙Soo jeedintii:Dhammaan xubnaha naadiga.....
🗓Taariikhda: 09/ February/2026
⏰ Live Wakhtiga: 20:00 P.M ama 8:00 P.M

Fiiro Gaar ah:
Fadlan maalin walba akhri 10 bog, si aad u dhammayso buugga.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
5,0500026
📚BOOK İLA AKHRİ 📚 logo
📚BOOK İLA AKHRİ 📚

06. Jan. 2026, 11:59

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: Waxaan ahay Addoonkaaga.
𝗤𝗼𝗿𝗮: Cumar Al-Cawda
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: Muxammad Cabdi Faarax
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: 304

Buuggan aadka u qaaliga ah ee cinwaankiisu yahay "Waxaan Ahay Addoonkaaga" wuxuu qalbiga akhristaha ku hagayaa safar ruuxi ah oo qoto dheer, kuna saleysan is xasuusin, jaceyl Eebbe, iyo aqoonsi daacad ah oo ku wajahan addoonnimada Alle. Waa qoraal isugu jira murti, aayado Qur’aan ah, xadiisyo, iyo waayo-aragnimooyin nafta wax taraya—kuwaasoo ku dhiirrigelinaya qofka muslimka ah inuu ku noolaado nolol Alle raalli ka yahay.

📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚

   @somalibooks   @kaydbooks
4,770007

Showing 28 of 28 posts

Rating

Login required

Frequently Asked Questions

Worum geht es im Telegram-Kanal 📚BOOK İLA AKHRİ 📚?+

📚BOOK İLA AKHRİ 📚 (@buugilaakhri) ist ein Telegram-Kanal in der Kategorie IPL auf tgdio. Ranking, Bewertungen, Reviews und aktuelle Posts helfen vor dem Abonnieren. Aktuell etwa 6.289 Abonnenten auf tgdio.

Wie trete ich 📚BOOK İLA AKHRİ 📚 (@buugilaakhri) auf Telegram bei?+

Öffnen Sie das Profil auf tgdio und nutzen Sie Join / Open in Telegram, um @buugilaakhri kostenlos zu abonnieren.

Ist 📚BOOK İLA AKHRİ 📚 ein guter IPL-Kanal?+

Auf tgdio können Sie Bewertung, Reviews, Ranking und Posts von 📚BOOK İLA AKHRİ 📚 prüfen. Aktuell etwa 6.289 Abonnenten auf tgdio. Vergleichen Sie mit ähnlichen IPL-Kanälen.

Wo sehe ich Stats und Beiträge von 📚BOOK İLA AKHRİ 📚?+

Auf tgdio öffnen Sie @buugilaakhri für Abonnenten-Stats, Ranking, Bewertungen und Posts. Stats zeigt Wachstum.